WARARKA SOOMAALI

Daawo:Siilaanyo oo Xalay Seefta la dhex Qaaday Xubnihii Wasiirada Maamulkiisa iyo Xubnaha Qaabka Beelnimo-Video

Hogaamiyaha Maamulka Iskii ula baxay Soomaaliland ee ka jira waqooyiga Soomaaliya Axmed Siilaanyo ayaa xalay seefta luud luudka ah la dhex qaaday Wasiiradiisa wuxuuna sameyey isku shaandheyn wax uu ugu yeedhay isaga oo Qaar badan oo kamida Xubnihiisa wasiirada Baaciyey qaar kalena fadhiyada u kala badaley qaaar cusubna keenay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Hogaamiyaha maamulkaas Dowladnimada isku igu dhawaaqay ee Soomaaliland Axmed Siilaanyo ayaa Sadexdii Bilood ama shantii Biloodba mar isku dhex yaac laga yaabay sameeya kadibna Kala gura Xubnihisa wasiirada taasna waxaa la odhan karaa waxaa sabab u ah Siyaasadda Maamulkaas oo Khalkhal xoogan hadheyey.

 

SOMALI NEWS

To Top