Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku sugan Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo meertada 74aad ee fadhiga guud ee Qaramada...
Garoowe (HM)-Madaxweyne maamul gobaleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Mukhtaar Maxamed Xasan waxa uu u magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland....
New York (HM) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi, (Farmaajo) oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka, islamarkaana ka qeyb galay shirka...
Garoowe ( HM) Cabdiwali Maxamed Cali [Gaas] Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland ayaa dalka Maraykanka kusoo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A...
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo markii labaad warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa raali galin ka bixiyay Qayb...
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u soo jeediyay...
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay qaabkii shalay loola dhaqmay ee lagu xanibay diyaaraddii u...
Boosaaso (HM)-Kooxda Daacish ee ka dagaalanta qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa baahisay sawirro laga soo qaaday dagaalyahano ka tirsan kooxdaasi oo...
Garoowe (HM)- Puntland ayaa waxay si adag u cambaareysay xayiraadda socdaalka ee xukuumadda federaalka saartay Kismaayo, caasimadda ku meel gaarka Jubbaland. Villa...
Muqdisho (HM)-Maamulka Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saaray amar ah in gebi ahaanba la hakiyay dhammaan duulimaadyadii Kismaayo muddo 3 maalmood...