WARARKA SOOMAALI

Video:-Sheekh Shariif oo weerar afka ah ku qaaday Farmaajo & Khayre“Farmaajo anaa magacaabay isagoo Suud iyo Boorso wata,,..

Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay qaabkii shalay loola dhaqmay ee lagu xanibay diyaaraddii u qaadi laheyd Kismaayo, waxaana uu uga digay dowladda Federaalka inay dalka u horseeddo burbur, oo ay meel qaldan wax ku wado.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Farmaajo isagoo suud iyo boorso wata anaa magacaabay dalkaan wax ka galay ma jiro isagaa ka faa’ideysta, Xasan Cali Kheyre waa la mid annaga waxbaa naga galay inuu burburana kama yeeleyno dariiqaa ku socoto waa qaldantahay waxaan leennahay meeshaa joogto ma dhaafi kartid Soomaalina ha isku timaaddo”

SOMALI NEWS

To Top