Hargeisa ( HM) Maayarka magaalada Hargeisa ee maamulka aqoonsi raadiska ah ee Soomaliland, Maxamed Cabdilaahi SOL-TEELKO ayaa Bixiyey Waraysi dhinacyo badan Taabanaya...
Muqdisho (HM)-Booliska Kenya ayaa ku dhawaaqay Shalay oo sabti ah 28-ka September in ay baadigoobayaan Cabdiwaaxid Khaliif Aadan. Cabdiwaaxid oo ku magac-dheer...
Sanca (HM)-Jabhadda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa shaaca ka qaaday inay nolosha ku qabteen kumanaan ka tirsan Ciidanka Sacuudiga, kaddib weerar xooggan ay...
Muqdisho ( HM ) Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Waraysi Xiiso leh oo dhinacyo badan taabanaya Wuxuu siiyey Barnaamijka...
Muqdisho (HM)-Illaa Dhowr diyaaradood ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha Kismaayo, iyadoo duulimaadyadii Muqdisho iyo Kismaayo ay dib u bilowdeen. Isbedelkan ayaa...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha El Salvador ayaa qabsaday hadalheynta ugu badan ee baraha bulshadda iyo warbaahinta caalamka ka gedaal markii uu sawir isaga dhex-qaaday...
Laascaanood ( HM) Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi iyo C.raxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Xubnaha Mucaaridka ku ah Dawladda Soomaaliya ayaa dood ka...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha dalka Pakistan, Imran Khan, ayaa waxa uu si adag uga hadlay Islaam-naceybka kusii baahaya aduunka. Isaga oo ka hadlayey...
Laascaanood (HM)-Cali Khaliif Galaydh Madaxweynihii maamulkii iska kala harjaday ee Khaatumo oo in dhawaydba ku sugnaa deegaanada maamulka aqoonsi raadiska ah ee...
Minneapolis ( HM ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Safaaradda dalkeenna ee...