Muqdisho (HM)-Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington DC ayaa maanta si rasmi ah u degtay dhisme ay leedahay oo dowladda Soomaaliya ay iibisay,...
Muqdisho (HM) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbaddii uu u jeediyey golaha guud ee Qaramada Midoobay caawa oo Khamiis ah waxaa uu...
Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa Khudbadda tooska ah ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ka jeedin doono Golaha guud ee...
Hargeysa (HM)-Madaxweynaha maamulka Soomaliland ee Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa loogu baaqay in uu xilka iskaga tago hadii uusan waxba ka qaban...
Hargeysa (HM) ―Warar kala duwan oo kusoo dhacaya qaybta warqabadka ee warbaahinya Horufadhi News ayaa tibaaxaya in Ciidamada Booliska ee maamulka Somaliland ay...
Boosaaso (HM) – Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in xayiraadda Dowladda Soomaaliya ay saartay Jubbaland ay tahay sharci-darro, isla markaana...
Muqdisho (HM) – Wararka naga soo gaadhay gobolka Mudug ayaa ku warramaya in maanta dhacdo murugo leh ay ka dhacday degmada Hobyo ee...
Laascaanood (HM)- Dhaxal-sugaha Sacuudi Carabiya ayaa wuxuu sheegay in uu qaadanayo mas’uuliyada dilkii wariye Jamal Khashoggi ee sanadkii hore. Sidda lagu sheegay...
Garoowe (HM)-Madaxweyne Deniga u arrimiya maamulka Puntland ayaa ku dkeysanaya in uu ka qeybgeli doono caleema saarka Axmed Madoobe “rajeynaya in uu...
Muqdisho (HM)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Mareykanka ayaa wuxuu khudbad ka jeediyey fadhi gaar ah oo ku saabsan loogana doodey...