Laascaanod (HM ) Dhacdo Murugo iyo Argagax ku beertay Bulshada deegaanka ayaa ka dhacday Duleedka magaalada Laascaanood, Kadib Markii Gabadh lagu magacaabo...
Garoowe (HM)- Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa tababar usoo xidhay 250 Askari oo ka tirsan ciidanka Birmadka Madaxtooyada Puntland...
Laascaanod ( HM) Warar xog-ogaal ahi waxa sheegayaan in Sheikh Maxamed Idiris loo diiday in uu kulan ku qabto maanta oo Axad...
Muqdisho (HM)-Waxaa socda qaban qaabada shir degdeg ah oo gelinka dambe ee maanta ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya...
Muqdisho (HM)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axada maanta ah u amba-baxay Maraykanka, si ay uga qeyb galaan mareetada...
Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii, 21-ka September, waxa uu magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Maraykanka. Sidda laga soo...
Muqdisho (HM)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u fasaxday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lacag gaareysa lix milyan oo dollar oo ahaa deeq lacageed...
Garoowe (HM)-Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada maamul gobaleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Ayaa warbaahinta la wadaagay , in 7 Kamid ah Shaqaalihii...
Ceerigaabo (HM) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo markale dib uga Qarxay deegaano hoostaga degmada Ceel-Afweyn ee gobolka...