Dhuusamareeb ( HM) Madaxwaynihii Wakhtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Doorashada la Filayo inay ka Qabsoonto magaalada...
Muqdisho (HM)- Dowladda Soomaaliya ayaa 9-kii September ku dhawaaqday in uu Farmaajo sanadkan u dhoofayo Mareykanka. Tani waxay imaaneysaa xili madaxweynaha uu...
Laascaanood (HM)-Diblumasiyiin sarre oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ku sugan magaaladda Hargeysa, caasimadda maamulka Somaliland, sidda aan ku helnay...
Laascaanod ( HM ) Kooxda Xuuthiyiinta oo sheegatay inay fulisay weerarkii Sabtidii lagu qaaday labo xarumo shidaalka laga soo saaro ee dalka Sacuudiga...
Hargeysa (HM) ― Maamulka Soomaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi, ayaa maanta ka hadashay weerarkii dhowaan lagu qaaday xarumo shidaal oo ku yaala...
Jabuuti (HM) – Dowladda Jabuuti ayaa wali wadda dadaalka ay ugu jirto sidii ay ku hanan lahayd matalaadda Kursiga Afrika ee golaha amaanka...
Muqdisho ( HM ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo ay soo jeedinayaan Falastiin Axmed Iimaan iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwali....
Muqdisho (HM)-Sacuudi Carabiya ayaa iibiyey dhismihii fariisinka u ahayd howlgalkiisa diblumaasiyadeed ee Istanbul, halkaasi oo sanadkii hore lagu dhex-dilay wariye Jamal Khashoggi,...
Garoowe (HM)-Shirkii Maalgeshiga Puntland ee muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo War-rmurtiyeed...
Cadaado (HM)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa habeenimadii Isniinta magaaladda Dhuusamareeb kusoo gabagabeeyay shirka dib u heshiisiinta Galmudug. Ergooyin tiradooda lagu sheegay in...