Laascaanood ( HM ) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa go’aansaday inuu ciidamo dheeraad ah u diro dalalka Sacuudiga iyo Imaaraatka kadib weerarkii...
Muqdisho ( HM) Waxaa Goor-dhowayd Muqdisho lagu Qabtay Munaasibad uu Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ku saxiixo sharciga dhismaha guddiyada la...
Muqdisho (HM) – Sida uu daabacay wargayska TheNewArab, dalalka khaliijka ayaa sara u qaaday saamaynta ay ku leeyihiin Soomaaliya. Dowladda Qatar ayaa dhawaantan...
Qaahira (HM) – Kumanaan qof oo ah dibad-baxayaal taageeraya dimoqraadiyadda ayaa isugu soo baxay magaalooyinka kala duwan ee dalka Masar, si ay u...
Muqdisho (HM) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa gelinka dambe lagu wadaa inuu saxiixo sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee...
Boosaaso (HM)-Laba askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Puntland ayaa ku dhintay ilaa afar kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii maanta qarax...
Laascaanood (HM)- AlShabaab ayaa waxay baahisay cod cusub oo ku saabsan hogaamiyaheeda, Axmed Diiriye Abu Cubeyd; codka wuxuu u muuqdaa mid dhowaan...
Kismaayo (HM)- Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah, 19 September 2019, shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada. Kulanka ayaa looga...
Laascaanood (HM)-Taliyeyaasha ciidamada Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, Adem Mohammed iyo Hamad Mohammed Thani Al Rumaithi, ayaa yeeshay wada hadalo miro dhal ah....
Muqdisho (HM)-—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS). ayaa maanta guddoomiyay shir ay kasoo qayb galeen safiirrada wadamada amniga ka taageeraa Soomaaliya iyo...