WARARKA SOOMAALI

Daawo:-muxuu yahay Buugga uu Cabdiweli Gaas soo bandhigay, wax badan ka ogow-Video

Garoowe  ( HM) Cabdiwali Maxamed Cali [Gaas] Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland ayaa dalka Maraykanka kusoo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A Challenging Transition in Somalia” Caqabadihii Xil-Iskuwareejin ee Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bugga uu Qoray Madaxwaynihii Hore ee Puntland Wuxuu uga hadlay Arrimaha siyaasada dalka iyo xaaladihiisii nololeed ee tan iyo markii uu yimid dalka Mareykanka.

Sidoo kale  Qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee gobolka Virginia ayaa ka qeyb-galey xafladda daah-furka buugga uu Qoray Cabdiwali Cali Gaas

SOMALI NEWS

To Top