Hargeysa (HM)-Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in dalal kale ay ku biireen wadahadal siinta madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, waxaana muuqata in...
Nairobi (HM) –Mas’uuliyiinta dalka Kenya ayaa daraf saddexaad ku eedeeyey inay mas’uul ka yihiin xiisadda siyaasadeed ee ka dhex ooggan Nairobi iyo...
Boorame ( HM ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo gaadhay magaalada Boorame ee Gobolka Awdal, ayaa khudbad uu jeediyey uga hadlay...
Muqdisho (HM)-Xaalada caafimaad ee dhakhtar Cabdixaliim Maxamuud Sheekh oo ka howlgala isbitaalka Erdogan Ex Digfeer magaalada Muqdisho ayaa soo hagaageysa kadib markii...
Garoowe (HM) – Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa walaac ka muujiyay hubka dowladda Soomaaliya ay ka hesho caalamka, isaga oo sheegay...
Laascaanod (HM) Kornayl Caare Hogaamiyaha Jabhadda Hubaysan ee ka goostay Somaliland, ayaa soo Bandhigay Ciidamo cusub oo kusoo biiray Jabhadiisa. Caarre ayaa...
Muqdisho (HM ) Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa lagu dhex dilay guri uu ka dhisanayay xaafad isku Raran ah oo ku taala degmada...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in wali aan xal laga gaarin khilaafkii maamulkiisa kala dhexeeyay dowladda Soomaaliya....
Garoowe ( HM ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi DENI oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta kormeeray Taliska guud ee...
Muqdisho ( HM )-Alle ha u Naxariistee Xildhibaan Cismaan ilmi boqore oo ka Tirsnaaa Baarlmaanka Soomaaliya ayaa Kooxo Hubaysan ku dileen degmadda Kaaraan...