Home » February 28th, 2019 Entries posted on “February, 2019”

Qaramadda Midoobay oo cambaareysay dhacadadii Bahalnimadda ahayd ee Gaalkacayo lagu dilay Caaisho Yar-Akhriso

Muqdisho (HM)-War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan maalgelinta Dad weynaha ee UNFPA, ayaa lagu cambaareeyay tacaddiyadii loo geysta Caa’isha Ilyaas Aaden, oo ahayd 12 Jir , dhowaan lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Hay’adda ayaa sheegtay in ay si weyn ugu damqadeen Gabadhaasi yar oo la kufsaday, si naxariis darro ahna […]

February 28th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ciidamadda AMISOM oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejiyey Kuliyaddii Jaalle Siyaad-Video

Muqdisho ( HM) Ciidamada  AMISOM ayaa waxa ay si rasmi ah ugu wareejiyeen kulliyadii hore ee ciidamada ee magaalada Muqdisho Dowlada Federalka kadib markii ay muddo ka badan toban sano ay saldhig u ahayd ciidamada AMISOM. HALKAN  KA DAAWO VIDEO Munaasabad lagu qabtay Dhismaha Kuliyadda ayaa waxaa ku sugnaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi […]

February 28th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaliland Muuse Biixi iyo Mustafe Cagjar oo dhagax dhigay Wadada Berbera iyo Wajaale-Video

Hargeisa  ( HM )  Xaflad  oo lagu dhagax dhigayay Mashruuca Wadada isku xidhaysa Barbara ilaa wajale ayaa ka dhacday Deegaanka Halleeya ee duleedka bari ee magaalada Hargeysa. Waxa kasoo qaybgalay xafladan dhagax-dhiga ah madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi iyo wafti baladhan oo uu hogaaminayay madaxwaynaha dowlada deegaanka Soomalida Mustafe muxumed cumar marti sharaf kale iyo shacabka magaalada Hargaysa. […]

February 28th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Qaabka uu u dhacay kulankii Xasaasiga ahaa ee Donald Trump iyo Kim Jong Un-Video

Muqdisho (HM ) Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka iyo hogaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un ayaa kulan madaxeedkoodii labaad ka furay magaalada Hanoi ee dalka Vietnam, ayada oo Trump uu sheegay inuusan ka laaban doonin dalabka Mareykanka ee ah in Korea-da Waqooyi ay baabi’iso hubkeeda Nuclear-ka. Kim iyo Trump ayaa is gacanq aaday, ayaga oo dhoola caddeynaya […]

February 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ciidamadda Jubbaland oo hor istaagay Xildhibaan Xidig oo doonayey in uu isku sharaxo Madaxweynaha Jubbaland-Video

Kismaayo ( HM )-Ciidamada Maamulka Jubaland ayaa saaka garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo u diiday masuuliyiin iyo dad shacab ah oo Garoonka diyaaraha kusoo dhawayn lahaa Xildhibaan Cabdirashiid XIDIG  oo ka tirsan Baarlamanka Somalia,  kaasoo doonayay inuu maanta magaalada Kismaayo uga dhawaaqo musharaxnimadiisa kursiga Madaxweynanimada Jubaland. Ciidamada ayaa sidoo kale Jir dil u gaystay koox Wariyeyaal ah […]

February 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Pakistaan oo ku dhaawaaqday in ay soo riday 2 Diyaaradood oo kuwa Dagaalka Hindia ah-Video

Muqdisho (HM)-Pakistan ayaa ku dhawaaqday inay soo riday labo diyaarad dagaal ay leedahay Hindiya, kaddib markii ay gudaha u soo gashay hawadeeda. Xiisada u dhaxeysa Hindiya iyo Pakistan ayaa soo xoogeysaneysay saacadihii u dambeeyay, markii diyaaradaha dagaal ee Hindiya ay duqeyn ka geysteen gudaha Pakistan. Diyaaradaha dagaal ee Hindiya ayaa la sheegay inay soo galeen […]

February 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Puntland Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe oo si kulul uga hadashay dhacdadii Bahalnimadda ahayd ee Gaalkacayo-Video

Garowe (HM)-Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe oo ah xildhibaanka kaliya ee Dumarka ka ah baarlamaanka Puntland ayaa baaq u dirtay dowladda Soomaaliya kadib dhacdadii xanuunka badneyd ee ka dhacday magaalada Gaalkacyo. Iyada oo warbaahinta kula hadlaysay magaalada Gaalkacyo ayay ka dalbatay dowladda Soomaaliya inay door weyn ka qaadato sidii baaritaan dheeri ah loogu sameyn lahaa dadkii […]

February 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Axmed Madoobe oo amaro culus kasoo saaray Doorashada kusoo wajahan Jubbaland-Video

Muqdisho (HM)-Guddiga Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mamnuucay olole doorasho oo xilligan la qabto, iyagoo ku wargeliyay Musharaxiinta in nidaamka Ololaha doorashada looga dambeeyo Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha oo dhowaan la dhisi doono. War murtiyeedka ka soo baxay Guddiga Amniga Jubbaland ayaa lagu wargeliyay Musharaxiinta ka imaanaya meel ka baxsan deegaanada Jubbaland ay soo wargeliyaan […]

February 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Qaramadda Midoobay oo Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay Cashuur kusoo rogtay Shaqaalaheeda-Akhriso

Muqdisho (HM)-Qaramada Midoobay ayaa cabasho ka keentay lacago canshuur ah oo ay dowlada Soomaaliya ku soo rogtay shaqaalaheeda ka howlgala dalka Soomaaliya. Xafiiska Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay lacagaha canshuuraadka ah iyo Dalkugal ay dowlada Soomaaliya ku soo rogtay shaqaalaheeda inay xadgudub ku tahay heshiisyo hore oo ka reebaya shaqaalaha QM in […]

February 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Kacdoon Shacab oo ka bilowday Puntland kadib dhacdadii foosha xumeyd ee Gaalkacayo-Video

Garoowe  ( HM ) Shacabka ku dhaqan magaalooyinka Waawayn ee Puntland ayaa siwayn uga dhiidhiyey  Falkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sidoo kale Madaxwaynaha Puntland iyo Dadka Sida wayn ugu dooda  Xaquuqda Haweennka ayaa ka hadlay.  

February 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...