Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, amniga...
Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, waxaana qaraxa...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI ee magaalada London kaga qeybgalay kulan uu uga hadlay duullaanka Dowlada Soomaaliya...
Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta...
Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada saaxibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shiinaha, Ciraaq iyo Isutaga Imaaraadka Carabta....