Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday Magaalada...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Shaqaalaha Shirkadda Favori ee ka howlgalla Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ay sameeyeen shaqo joojin, Kadib markii...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Gaas, Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hawlgallada tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya...
Diyaarad nooca Helicopter-ka ayaa Maanta ku burburtay Degmada Brovary ee Gobalka Kyiv ee dalka Ukraine. Shilkaasi ayaa waxaa ku geeriyootay 16 qof,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan...