Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa Maanta darawal Mooto Bajaaj ku dilay bartamaha isgoyska howlwadaag ee...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa shir guddoomiyay kulanka looga hadlayay adkeynta amniga degmada Xarardheere iyo xoraynta Deegaanada kale...
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeyay dadaallada ay wadaan madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada, si loo hormariyo arrimaha mudnaanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyey geerida Saraakiisha iyo ciidankii saaka ku dhintay weerarkii Al-shabaab...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 100 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab saaka la dilay, kadib markii...