Allah ha u naxariistee wasiirkii hore ee arimaha gudaha ee Khaatumo Yaasiin Ahmed Sulub oo ka mid ahaa dadka ugu magac weyn...
Gudida Abaarta Degmada Widhwidh ee gobolka cayn ayaa waxay deeq raashin iyo biyo ah gaadhsiiyeen dadkii ay kadhamaadeen xooluhu ee kusoo xarooday...
Magaalada Berbera ee Gobalka Saaxil ee Soomaliland maanta waxaa kulan iskugu yimid Beelaha Hindida iyo Carabta oo sheegay in ay wada dagaan...
Wasiirkii hore ee Arimaha gudaha Marxuum Yaasiin Ahmed Sulub ayaa lagu aasay caasimada Ethiopia ee Adis Ababa, sida uu noo xaqiijiyey Marxuumka...
Madaxweynaha maamulka Puntland C/Welli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay golaha wasiirada cusub ee xukuumada iyo qaabkii lagu soo magacaabay. HALKAN RIIX...