WARARKA SOOMAALI

Daawo:Hindi iyo Carab Doonaya in ay ka qayb galaan Siyaasada Maamulka Hargeysa oo maanta Suldaan cusub Doortay-Video

Magaalada Berbera ee Gobalka Saaxil ee Soomaliland maanta waxaa kulan iskugu yimid Beelaha Hindida iyo Carabta oo sheegay in ay wada dagaan Gobalada badan oo kamid ah Waqooyiga Soomalia.

HALKAN KA RIIX DAAWO VIDEO

Beelaha ayaa kulan balaadhan oo ay wada yeesheen kadib waxaa ay halkaas kaga dhawaaqeen Suldaan ay yeelaneyso Beeshan isku jirta ee Hindida iyo Carabta,Suldaanka oo lagu magacaabo Shiikha Beesha ayaa isna waxa uu sheegay in uu ka shaqayn doono isku soo dhawaansha iyo danaha Beelaha.

SOMALI NEWS

To Top