WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cabdiweli Gaas oo ku dhawaaqay Mowqifkiisa ku aadan Golaha wasiirada Cusub iyo Su,aalo adag oo Dhiiga ku kariyey-Video

Madaxweynaha maamulka Puntland C/Welli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay golaha wasiirada cusub ee xukuumada iyo qaabkii lagu soo magacaabay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Isaga oo la hadlayay idaacadda SBS oo ku taala dalka Australia qeybteeda Afka Soomaaliga ayuu sheegay in magacaabida golaha wasiirada inaan isaga lagala tashan islamarkaana uusan tali ku laheyn.

Wuxuu sheegay in marnaba aysan quseyn magacaabida golaha wasiirada, maadaama ay hortaalay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaarihiisa, wuxuuna sheegay in Puntland ahaan ay soo dhaweynayaan.

SOMALI NEWS

To Top