WARARKA SOOMAALI

Daawo:Gudiga Doorashooyinka Maamulka Hargeysa oo maanta soo Bandhigay wax lagu Qoslo Buuhoodle iyo Laascaanood oo laga been abuurtay-Video

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaliland ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in ay maanta ku dhawaaqeen gudi ay ku magaceeb gudiga Doorashooyinka codadkii ay kasoo uruuriyeen Goabalada kala duwan ee Waqooyiga Soomalia.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Gudiga Doorashada Soomaliland  ayaa been cad oo aan geed loogu soo gaban ka sameeyey Gobalada Sool Sanaag iyo Cayn kuwaas oo ay kasoo qorteen tirooyin Fake oo aan sal iyo raad lahayn iyadoo aan ognahay in Buhoodle aysan Soomaaliland wax Diwaan galin ah ka sameyn halka Laascaanoodna Qaarna hakad galay qaarna ay hada ka hor gubeen maamulka Khaatumo jidka ku qabtay Baabuur kusii jeeday qaybo kamid ah Gobalka sool.

SOMALI NEWS

To Top