Wasiirku xigeenka arimaha debeda ee Khaatumo ahna kaaliyaha jaaliyadaha debeda u qaabilsan mamulka Khatumo Marwo Safiya Ali Caateyye ayaa ka mid ahayd...
Gen. Cabdullahi Gaafow Maxamuud Taliyihii Hore ee Nabad Sugida ayaa ka hadlay Banaanbax magaalada Muqdisho ka dhacay oo ay dhigeen Xubno u...
Waa qaybtii labaad ee Barnaamijkii Taariikhda Daraawiishta waxaan qaybtan ku soo qaadan doona Gabaygii Ismaaciil Mirre ee uu ku cabirey , Sidii...
Shiikh Abdirashiid Xaaji Samatar oo Kamid ah Culumada Deegaanka Buuhoodle Ayaa Raashin iyo Biyo ah Gaadhsiiyey Qoysaska Danyarta ah ee Kunool Magaalada...
Widhwidh Jaaliyada Wadanka Canada Gaar Ahaana Magaalada Admiton Ayaa Waxay Deeq 1800$ Doolar Soogaadhsiiyey Bukaanka Xanuunka Shuban Biyoodka Ujiifa Magaalada Widhwidh Waxaana...