WARARKA SOOMAALI

Muuqaal Maamulka Khaatumo Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyey Bukaanka Widhwidh Iyo Gudida Oo Umahad Celiyey,,

Widhwidh Jaaliyada Wadanka Canada Gaar Ahaana Magaalada Admiton Ayaa Waxay Deeq 1800$ Doolar Soogaadhsiiyey Bukaanka Xanuunka Shuban Biyoodka Ujiifa Magaalada Widhwidh Waxaana Deeqdan Ay Usoowakiisheen Shiikh Cabdiraxmaan Ciise Xaaji Maxamuud Uurmaax

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Odayaasha Iyo Gudida Caafimaadka Widhwidh Ayaa Umahad Celiyey Sida Ay Ugu Soodan Qadeen Walaalahood Ayna Isugarab Istageen Bukaankaasi Isha Daran

Dhinaca Kale Maamulka Khaatumo Ayaa Deeq 1000 $ Doolar Ah Soo Gaadhsiiyey  Bukaanka Shuban Biyoodka Yadoona Gudida Caafimaadku Ay Siweyn Ugu Mahad Celiyeen

Ugu Danbayn Maamulka Khaatumo Ayaa Noqonaya Maamukii Kalaiya Ee Deeq Soogaadhsiiya Masaakiinta Widhwidh Ee Xanuunku Asiibay.

Zaki Widhwidh.

SOMALI NEWS

To Top