WARARKA SOOMAALI

Vedio” Cadnaan Jamac Ismail Mire oo Kamid ah Qurba Jooga Canada ee Khaatumo oo Deeq Raashin ah iyo Biyo Gaadhsiiyey Bukaanada Isbitaalka Buuhoodle iyo Xamar Lagu Xidh

Shiikh Abdirashiid Xaaji Samatar oo Kamid ah Culumada Deegaanka Buuhoodle Ayaa Raashin iyo Biyo ah Gaadhsiiyey Qoysaska Danyarta ah ee Kunool Magaalada Buuhoodle iyo Isbitaalka Dayreel ee Buuhoodle oo haatan  Lagu Daawaynayo Bukaanada uu Ku Dhacay Xanuunka Cudurka Shuban Biyoodku.

 

 

Halkani KA DAAWO VEDIO

 

Sidoo Kale Deeqdani Mid Lami ah ayaa La Gaadhsiiyey Deegaanka Xamar Lagu Xidh ee Buuhoodle Halkaasi oo Dhawaan ka Dilaacay Cudurka Shuban Biyoodku Waxana Deeqdaasi Deegaanka Buuhoodle soo gaadhsiiyey Cadnaan Jamac Ismail Mire oo kamid ah Qurba Jooga Deeganaada Sool Sanaag iyo Cayn,

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top