aysal Cali Waraabe oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ugu horayn wuxuu sheegay in Heshiiskii Somaliland ay la gashay Madaxwaynihii...
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maaamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa shaqadii looga joojiyey xabsi gurina lagu xukumay Taliyaha Ciidanka...
Madaxweynaha Jamhuuriaydda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah gaarey magaalada Adis Ababa, tan oo ah lugtiisi...
Xarunta maamulka Hirshabelle ee Jowhar waxaa Ka socotaysa xafladda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Hirhsballe Maxamed Cabdi Waare. Waxaa maanta gaaray Jowhar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri...