Deegaanka Horufadhi waxaa gaadhay deeq lacageed oo laga soo uururiyey Dad Muxsiniin ah oo ka soo jeeda degaanada Khaatumo kuwaas oo ugu...
Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa maanta oo Sabti ah ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saari...
Thaabit oo ah siyaasi dhalinyaro ah ayaa si weyn uga dhex muuqda dowlada madaxweyne Farmaajo, gaar ahaan jawaabtii uu maamulkiisu ka bixiyay...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa kala diray Baarlamaanka goboleedka Catalan, isagoo ku baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay oo dhaca...
Waxaa magaalada Buuhoodle Shir ku Qabtay Odayaal ka Qayb galay shir dhowaan lagu qabtay Buuhoodle, Kaasi oo lagu taageerayey Heshiiskii Khaatumo iyo...