WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo noqday Geesigii Muqdisho iyo Siyaasiga uu ku faano Madaxweyne Farmaajo-Video

Thaabit oo ah siyaasi dhalinyaro ah ayaa si weyn uga dhex muuqda dowlada madaxweyne Farmaajo, gaar ahaan jawaabtii uu maamulkiisu ka bixiyay musiibadii Zoobe iyo maareynta howlaha caasimada Muqdisho.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wareysi uu siiyay warbahainta dowlada ayuu gudoomiye Thaabit uga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin sugida amaanka magaalada, dhaqaalaha maamulkiisa soo gala, la shaqeynta xukuumada iyo madaxtooyada iyo musiibadii Zoobe.

Sidoo kale, waxaa uu ku dhawaaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo furi doono shacabka wadooyinka magaalada ee xiran.

 

SOMALI NEWS

To Top