WARARKA SOOMAALI

Daawo:Odayaal dhawaan ka qayb galay Shir ka dhacay Buuhoodle oo raali galin bixiyey,Maxay ka dhaheen Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo-Video

Waxaa magaalada Buuhoodle Shir ku Qabtay Odayaal ka Qayb galay shir dhowaan lagu qabtay Buuhoodle, Kaasi oo lagu taageerayey Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland, Islamarkaana lagu Aflagaadeeyay Garaad C.risaaq Garaad Soofe iyadoona uu markaasi shirakasi Buuq isku badalay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Odayaashsa ayaa sheegay inay Shirakasi moodayeen mid dan Guud looga hadlayo, Waxay sheegeen in Dadkii ay dal iyo Debedba ku Naceen Shirka ay ka qayb galeen, Iyagoona Raalli Gelin buuxda ka bixiyey.

SOMALI NEWS

To Top