WARARKA SOOMAALI

Daawo Ururka Han Iyo Hiigsi Oo Tartan Uqabtay Ardayda Widhwidh Iyo Iskuulka Ilays Oo Ku Guulaystay{Video]

Widhwidh Waxaa Maanta Munaasibad Dhiiri Galina Looqabtay Arday Kuguulaysatay Tartan Looqabtay Ardayd Iskuulka Ilays Ee Xaafada Waaberi Ee Widhwidh Waxaana Munaasibadaasi Kasoo Qayb Galay Waalidiin Aqoon Yahan Dhalinyarao Haween Iyo Bulsho Badan Oo Dhamaantood Umahad Celiyey Ururka Han Iyo Hiigsi Oo WaxQabadkan Soo Qaban Qaabiyey

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Ugu Danbayn Waxaa Aabaal Marin Lagudoon Siiyey Ardaydii Kaalmaha Usaraya Galay Waxaana Sigaara Loogu Mahad Celiyey Ururka Han Iyo Hiigsi

SOMALI NEWS

To Top