Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan khaasa kula yeeshay dhigiisa Kenya Uhurro Kenyatta. Labada Madaxweyne...
Kooxo hubeysan ayaa xalay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ku dilay haweeney 65 sano oo ka tirsanaan jiray Ciidamada Milateriga Soomaaliya. Haweeneyda...
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in dad ka badan 20 ruux ay ku dhinteen dagaal todobaadki hore dhex maray qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gaadhay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata....
Magaalada Hargeysa waxaa saaka wado Laami ah lagu bilaabay Guriga Muuse Biixi ,waxaana la arkayey Gaadiid nooca jidadka bixiya iyo qaar kamid...