WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay Dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Oramadda-Video

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in dad ka badan 20 ruux ay ku dhinteen dagaal todobaadki hore dhex maray qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Afhayeen u hadlay Dowlada Ethiopia Negeri Lenco, ayaa sheegay in deegaanka Oromada laga soo xiray 98 halka dhulka Soomaalidana laga soo qabtay shan ruux. Dadkaan ayaa lalal xiriirinayaa in ay ku lug leeyihiin colaadda.

Soomaalida iyo Oromada ayaa ku muransan soohdinta labada qowmiyadood. Deegaanada ay colaaddu ka jirto ayay Dowladu sheegtay in ay geysay ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan millatariga.

SOMALI NEWS

To Top