WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wadada gasha Guriga Muuse Biixi oo Saaka Laami iyo dhisme lagu bilaabay,Shacabka oo-Video

Magaalada Hargeysa waxaa saaka wado Laami ah lagu bilaabay Guriga Muuse Biixi ,waxaana la arkayey Gaadiid nooca jidadka bixiya  iyo qaar kamid ah Hoggaamiye yaasha Xisbiga wadani oo ad ugu Mashquulsan dhisida wadada Laamiga ah ee Guriga Muuse Biixi gasha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top