Dhawaan waxaa magaalada Banyaal oo ka tirsan Gobalka Cayn lagu caana Shubay Garaad Cabdirashiid Cismaan Waraaba-dheere,oo ah Garaadka Beesha Guuleed Garaad Barkad,hadaba...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo afjaray xiisadii siyaasadeed ee ka taagneyd degmada Cadaado, kaddib markii uu...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa si Kulul uga Hadlay Dagaal Beeleedka Dadka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalo Xeebeedka Hobyo ee Gobalka Mudug. Wasiirro, Xildhibaanno,...
Muddo saddex toddobaad gudahood ah ayaa wax waliba is bedeleen, kadibna natiijadii noqotay in xilka laga qaado mid ka mida mas’uuliyiintii ugu...