WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Barnaamij xiiso badan Caleema saarkii Garaadka Beesha Guuleed Garaad Barkad iyo qaabkii loogu caano shubay-Video

Dhawaan waxaa magaalada Banyaal oo ka tirsan Gobalka Cayn lagu caana Shubay Garaad Cabdirashiid Cismaan Waraaba-dheere,oo ah Garaadka Beesha Guuleed Garaad Barkad,hadaba waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Caleema saarkii Garaadka oo dhan iyo qaabkii loogu caano shubay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top