WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Saylici ku xigeenka Maamulka Somaliland iyo Xubnihii la socday oo gaadhay Deegaanadii lagu dagaalamay-Video

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo xubnihii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay degmadda Darar-weyne oo uu ka socdo dagaal beeleed u dhaxeeyay Beelaha Habar-jeclo iyo Habar-yoonis oo dad kala duwan kaga dhinteen kuwa kalana kaga dhaawacmeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saylici ayaa hanjabaad halkaas uga jeediyey beelaha ku dagaalamaya halkaas isaga oo ugu goodiyey in talaabo laga qaadayo iyaga iyo Hantidoodaba.

Horay waxaa loogu eedeeyay dagaalka ka socda Darar-weyne xukuumadda uu hoggaaminayo Muuse Biixi iyo Maamulkiisa isaga oo la sheegay in uu la kala saftay beelaha Colaaadu ka dhaxayso.

 

SOMALI NEWS

To Top