WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Somaliland oo hadlay Dagaalka Darar-weyne-Video

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa si Kulul uga Hadlay Dagaal Beeleedka Dadka Badani ku Dhinteen ee Deegaanka Darara wayne ee  Ceel Afwayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dagaalka Deegaanka Ceel afwayn ee Gobolka Sanaag ayaa Sababay Khasaare Baaxadleh oo isugu Jira Dhaawac iyo Dhimasho Waxaana Dadka Qaar Dagaalkaasi ku Eedeeyeen Maamulka Muuse Biixi

SOMALI NEWS

To Top