Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa faah faahin ka bixiyey guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee...
Taliyaha qaybta guud ee Booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Sare, Mahdi Cumar Muumin (Macalin Mahdi) ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Taliyeyaasha qeybaha iyo...
Wasiiru-dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliska ayaa ka qeyb galay Munaasabad Safaaradda Talyaanigu ku wareejisay Gaadiid dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada Booliska dowladda...
Madaxweynaha dalka Syria, Dr. Bashaar Xaafid Al-Asad ayaa waxa uu ka degay caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Abu Dhabi, waxaana Garoonka diyaaradaha...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo...