Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka gaarka ah...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir kusoo bandhigay maandooriyeyaal farabadan iyo rag dhallinyaro ah, kuwaasi oo...
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federalka Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta guddoomiyey shir ay isugu imaadeen hay’addaha ka shaqeeya arrimaha Bin’aadanimada oo...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa dekada caasimadda ah ee Muqdisho kula wareegey gaadiid ay Dowlada Turkiga ugu deeqday...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysan inay katirsan ...