Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare,...
Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareysay Weerarkii qaraxyada ku bilowday ee jimcihii shalay dagaalamayaasha Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada ATMIS gaar...
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa ku dhaawaqay natiijada horudhaca ah ee sedex degmo doorashada golayaasha deegaanka ee shalay ka dhacday...
Wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibedda Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa booqasho ku tagay magaalada...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorashooyinkii Golayaasha deegaannada Puntland ee shalay oo khamiis aheyd ka qabsoomay 30...