Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysan oo watay bastoolado oo xalay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Seybiyaano ku dilay Xildhibaan...
Shil sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay deegaanka Xaaji-kheyr ee gobolka Nugaal, shilkaasi ayaa ahaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho ayaa...
Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir ayaa maanta xukun ka soo saartay kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ku soo...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo u dhexeeya Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka ayaa goor dhow ka furmay Xarunta Madaxtooyada...