Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 45aad ee Golaha Wakiilada Puntland, waxaana munaasabada...
Garoowe ( HM ) Waxaa magaalada Garoowe maanta ka Furmay Kal-fadhiga 45-aad ee Baarlamaanka Puntland. Waxaa Furay Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni....
Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland oo khudbadii furitaanka u jeediyey kalfadhiga baarlamaanka ayaa khudbadii joojiyey isla markaana isaga baxay xarunta, wuxuuna ka baxay...
Garoowe (HM)-Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynihii hore ee maamul gobaleedka Puntland isla markaana xildhibaan ka tirsan xubnaha aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Muqdisho (HM)-Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay magaaladaasi ka degtay diyaarad waday ciidamo katirsan...
Garoowe (HM) – Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa sheegaya inuu halkaas ka socdo olole siyaasadeed oo xooggan...
Garoowe (HM)-Wararka ka imaanaya degmada Iskushuban ee gobolka Bari ee Puntland, ayaa sheegaya in galabta duqeymo culus oo dhinaca cirka ah lagu garaacay...
Muqdisho (HM)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud C/qaadir Hilaal ayaa sheegay lacag gaareysa $1.7M ay ka heleen Shirkado Shidaal...
Jigjiga (HM)– Itoobiya ayaa mar kale qabsatay ciwaanada warbaahinta caalamka markii ciidanka dowladda ay hareeyeen hoyga mid kamid ah ragga u dhaqdhaqaaqa...
Jigjiga (HM)-Dibadbaxayaal isu soo bax ka dhigayay bariga dalka Itoobiya ayaa waxay gubeen buug cusub oo uu dhawaan qoray rai’sul wasaaraha Itoobiya...