Muqdisho (HM)-– Maxkamadda Ciidamadda Soomaaliya ayaa Arbacada maanta ah xukun ku riday kiis si cad u muujiyey ku dhex-milinka Al-Shabaab ee hay’adda dowladda...
Muqdisho (HM)-Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxa Xukuumada Galmudug ayaa ka hadlay dilka loo geystay Hoggaamiyihii Kooxda Daacish Abuubabar Al...
Muqdisho (HM) – Madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey shir madaxda xisbiyada uga socdo Muqdisho ayaa weerar afka ah...
Garoowe ( HM ) Xafiiska xeer-ilaalinta guud ee maaamulka Puntland ayaa Gudoomiyaha Golaha wakiillada ka codsaday in xasaanadda laga qaado xildhibaan Cawil...
Nairobi (HM) – Faah faahinno dheeri ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen qeybo...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Dhaqaalaha Jarmalka, Peter Altmaier, ayaa Talaada maanta ah si kooban u miyir beelay markii uu ku dhacay shir uu ka...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Sacad Xiriiri, ayaa ku dhawaaqay in uu is-casilayo Talaadada maanta ah. Xiriiri oo kasoo muuqday telefishinka dowladda ayaa...
Addis (HM)-Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa uga digay dowladda Soomaaliya Wadashqeyn la’aanta guddiga Xeeldheerayaasha ee QM u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka....
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa uu u diray dhiggiisa...
Boosaaso (HM) – Waxaa laga dareemayaa magaalada Bossaaso xiisad ka dhalatay mashruuca sahay siinta ciidamada Badda Puntland, oo Imaaraadka Carabta uu maal-geliyo. Madaxweyne...