Muqdisho (HM)-Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, waxa uu ka digay in lagu xadgudbo maamulkiisa xili uu taagan yahay khilaaf...
Muqdisho (HM)-Waxaa Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xasan Cali Xasan oo ka mid ahaa Golaha deegaanka degmada Warsheekh, kaasoo bishii...
Muqdisho ( HM) Sharikadda Dekadaha ee Dubai ee DP-World ayaa sheegtay in ay Bankiyada Caalamka ka la’dahay lacagaha deymaha ah ee ay...
Buuhoodle (HM)-Gudoomiyaha Baarlamaanka maamyulkii iska kala harjaday ee Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan iyo xubno kale oo ka tirsan Khaatumo ayaa ka...
Garoowe (HM)-Maxkamadda Sarre ee Puntland ayaa Arbacada maanta ah waxay go’aamisay in la fuliyo xukunka dilka toogashada ah ee garka loo geliyay...
Jigjiga (HM) – Boqolaal taageerayaal ah ayaa maanta isugu soo ururay dibedda guriga Jawaar Mohamed oo ah nin u dhaqaaqa bulshada Oromada, oo...
Muqdisho ( HM ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kala qeyb galay madaxda kale ee Qaaradda Afrika kulanka furitaanka...
Muqdisho ( HM) Madaxweynaha Turkiga Raceb Tayeb Erdowan iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay heshiis ay ku tilmaameen...
Muqdisho (HM)-Howlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa soo badbaadiyay Ciidamo ka tirsan Badda Soomaaliya oo Doon ay wateen cilad farsamo...
Muqdisho (HM)-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxba kama ku tilmaamtay hadal kasoo yeeray safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya oo ku saabsan dacwadda badda...