Muqdisho (HM)-Wararka naga soo gaaraya degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaa ay gaareen Doomo siday hub iyo saanad militari....
Muqdisho (HM)-Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee loosoo gaabiyo FIB ayaa soo gabagabeysay baaritaan ay ku sameyneysay dilka wariye Jamal Khashoggi. Wargeyska Washington Post oo xogtaan...
Garoowe (HM)-Maamul gobaleedka Puntland ayaa waxay si rasmi ah u joojiyeen in Xildhibaandda dowladda federaalka ah ay xafiisyo siyaasadeed ka furtaan gobolada...
Laascaanood (HM) – Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Uhuru Kenyatta ayaa waxaa toddobaadka soo socdo la fillayaa in ay...
Muqdisho (HM)-Labaatan qareeno Kenyan ah ayaa karaar-siisay dalabkooda ku aadan in ay dowladooda ka baxdo dhageysiga dacwadda badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya,...
Muqdisho (HM)-Kadib muddo bilooyin ah oo ay fasax ku maqnaayeen, Xildhibaanadda baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeeshay kulankii koowaad...
Jigjiga (HM) – Madaxaweynayaasha ismaamullada Soomaalida iyo Cafarta ee dalka Itoobya ayaa shaaciyey in heshiis rasmi ah laga gaadhay colaada u dhexeysa labada...
Gaalkacayo (HM)-Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dil xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay masuul la sheegay inuu ka tirsanaa Maamulka Puntland. Xasan Cabdulle...
Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay oo sabti ahayd qado sharaf u sameeyey Isimada, Nabadoonada iyo Wax-garadka gobolka...
Muqdisho (HM)-Jarmalka ayaa aduun lacageed dhan 5.75 milyan oo Doollar-ka Mareykanka ugu deeqay doorashadda soo aadan ee Soomaaliya. Lacagtan ayaa waxaa loogu...