Laascaanood (HM)-Laba sano kadib Soomaaliya ayaa dib u xusuusaneysa xasuuqii 14-ka October 2017-kii, taas oo galaafatay nolosha boqolaal ayna ku dhaawacmeen in...
Garoowe (HM ) XIldhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamul gobaleedka Puntland ayaa si adag uga hadlay Xaalada Puntland, waxayna sidoo kale dhaliileen Safarkii Madaxwayne...
Laascanood ( HM ) Tirada maleeshiyaadka Kurdiyiinta Suuriya ee YPG ee lagu dilay weerarka uu Turkiga ku qaaday woqooyiga dalka Suuriya ayaa...
Muqdisho (HM)-Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhaawacmay weerar hoobiye oo maanta oo Axad ah lagu qaadey xarunta Xalane, ee magaaladda Muqdisho....
Garoowe ( HM ) Ciidamo ka tirsanaa maamulka Somaliland gaar ahaan Guutada 93-aad oo Fadhigoodu ahaa magaalada Ceel-buh ee Gobolka sanaag ayaa maanta...
Boosaaso (HM) – Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa qaaday tallaabadii ugu horreysay ee ka dhan ah dadka ku...
Ceerigaabo (HM ) Maamulka gobolka Sanaag ee Puntland ayaa shaaciyey in ay Puntland kusoo biireen saldhiggii iyo ciidamadii maamulka Somaliland u joogay ...
Muqdisho (HM)-Dagaal culus ayaa ka socda Magaalada ku taalla xuduuda Siiriya iyo Turkiga ee Ras al-Ain xilli ciidamada Turkiga ay howlgalo militari...
Muqdisho ( HM ) Dowladda Soomaaliya ayaa diiday inay qeyb ka noqoto warsaxaafadeed ka dhan ahaa dalka Turkiga oo ka soo baxay...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlayey caleema saarka Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], ayaa kusoo qaadey xaaladaha siyaasadeed...