Muqdisho (HM)-Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Axmed, ayaa dacwad ka dhan ah xukuumadda u gudbiyey...
Boosaaso (HM)-Guddoomiyaha gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab iyo wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa warbaahinta Puntland Post u...
Muqdisho (HM)-Dowladda Federaalka ah ayaa maanta oo Axad ah waxay Maxkamad soo taagtay Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdi Nuur [Janan]. Janan...
Hargeisa ( HM) Wafdigii maamulka Somaliland ee dhowaan shaaciyey inay ka qayb galayaan Caleemo-saarka Dooda dhaliyey ee Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa...
Laascaanood (HM)-Xubno ka socday maamulka Puntland gaar ahaan xubnaha baarlamaanka maamulka Puntland u qaabilsan ayaa gaadhay Degmada Boocame ee Gobalka Sool. HALKAN...
Laascaanood ( HM) Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii Maamulkii Khaatumo ee iska kala harjaday isla markana u kala galay maamulada hareeraha oo Mudooyinkii...
Muqdisho (HM)-Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay soo iibsadeen Diyaarad nuuca duulimaadyada rayidka ah, taasoo ay u isticmaali doonaan soo qaado wafuuda ka...
Laascaanood (HM)-Dunida ayaa waxaa la sheegayaa in ay haatan wajaheyso qalalaaso la xiriira dhalashadda, sababta ugu weynna waxaa lagu macneeyaa fekradda caalamiyenta...
Hargeisa ( HM ) Iyadoo dhawaan la filayo in Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland lagu caleema saaro Madaxweynaha isagu is doortay ee maamulkaas...
Hargeisa ( HM ) Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo kamidh ah Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hor yimid Wafdiga Somaliland ee doonaya inay...