Muqdisho (HM)-Dowladda Mareykanka oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ay Isniinta maanta ah ku ekeysay saldhig Balidoogle ee gobolka Shabeellaha...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhawaaqay inuu dib ula soo noqday wakaalashadii Maamulka Galmudug ee uu bishii July...
Hargeysa (HM) ― Dadweynaha kala duwan ee ku nool magaalada Hargeysa ee Caasimadda u ah maamulka 21 jirsaday ee aqoonsi raadiska ah ayaa...
Muqdisho (HM)-Jabhadda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadii baahiyay muuqaal muujinaya weerarkii cuslaa ee ay ku qaadeen Ciidamada Sacuudiga, iyadoo weerarkan ahaa kii ugu...
Muqdisho (HM)-Dowlada Federalka ayaa ka hadashay weerar saaka ay ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab saldhigga ciidamada Ballidoogle ee gobolka Sh/hoose. Sida...
Muqdisho (HM)-Al-Shabaab ayaa mar kale soo bandhigay qaar ka mid ah ergadii dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay...
Muqdisho (HM)-Mid ka mid ah Ilaaladii ugu caansanaa ee Boqorka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan ayaa la dilay, kaddib mursan shaqsiyadeed soo kala...
Muqdisho ( HM ) Wararka aanu ka helayno Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu hayo Agasimayaasha Dhalinyarada iyo Isportiga,...
Hargeisa ( HM) Maayarka magaalada Hargeisa ee maamulka aqoonsi raadiska ah ee Soomaliland, Maxamed Cabdilaahi SOL-TEELKO ayaa Bixiyey Waraysi dhinacyo badan Taabanaya...