Muqdisho (HM)-Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulankaasoo ka mid ahaa kulamadii...
Muqdisho (HM ) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Khudbad ka jeediyay Shirka Iskaashiga Soomaaliya ayaa waxaa uu ku...
Muqdisho (HM)-Wakiilka xoghayaha guud ee Qarramada Midoobey James Swan oo khudbad ka jeedinayay maanta shirka Iskaashiga Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday khilaafka...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ay goob joog ka ahaayeen wakiillada beesha caalamka,...
Muqdisho (HM)-Shirka Madasha Iskaashiga Somalia ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa galay Maalintii labaad kaasoo looga hadlayo qodobo ay ka mid...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si lama filaan ah uga soo muuqday shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee maalintii labaad...
Garoowe ( HM) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi DENI ayaa ka hadlay Sababta ay Puntland uga Qayb geli wayday Shirka Caalamiga ah...
Muqdisho (HM)- Boqortooyadda Ingiriiska ayaa u rucleynaysa in ay dhexdhexaadiso Soomaaliya iyo Kenya si ay is-afgarad uga gaaraan xiisadda badda, sidda laga...
Hargeisa ( HM ) Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo kamid ah Baarlamaanka maamulka aqoonsi raadiska ah ee Somaliland ayaa ka hadlay Hadalkii...
Muqdisho (HM)-Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Soomaaliya Marwadda lagu magacaabo Xaliimo Yarey oo waraysi dheer siisay Barnaamijka caanka ah ee ka baxa Warbaahinta Horufadhi...