Muqdisho (HM)-Madaxweyne Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi[Kaniif ayaa u magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Sarreeye Guuto...
Muqdisho (HM)-Iyadoo uu maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka caalamiga ah ee madasha wada-tashiga Soomaaliya ay ka qeyb galayaan in ka badan 50-dowladood oo...
Hargeisa ( HM ) Wakiilka Jabuuti u fadhiya magaalada Hargeisa ayaa Jawaab kulul ka bixiyey Hadalo maalintii shalay kasoo yeedhay Faysal Cali Waraabe,...
Muqdiso (HM)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Talaadada maanta ah Muqdisho ka furay Shirka Iskaashiga Calamiga ah ee...
Muqdisho ( HM) Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Waxaa maanta looga dhawaaqay Madal ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda ee Soomaaliya, iyadoo...
Laascaanood (HM)- Gabadh Soomaali ah oo wariye ahayd kana tirsaneyd BBC-da qeybta dibadda la hadasha, Hanna Yuusuf, ayaa geeriyootay iyadda oo 27-sano...
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa gebi ahaanba qaadacday Shirka Caalamiga ah ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya, kaasoo maanta oo 1-da October tahay ka furmaya...
New York ( HM) Wasiirka maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ahaa Wafdigii Madaxwaynaha Soomaaliya ee Shirka QM uga qayb galay...
HALKAN KA DAAWO….
Hargeisa ( HM) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay Inay Wafdi u diri doonaan Caleemo-saarka Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe...