WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wasiiir Beyle oo waraysi xasaasi ah siiyey Barnaamijka Dhulmar ee Horufadhi Media TV.

New York ( HM) Wasiirka maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ahaa Wafdigii Madaxwaynaha Soomaaliya ee Shirka QM uga qayb galay Magaalada New York ayaa Waraysi Dhinacyo badan taabanaya wuxuu siiyey Barnaamijka Dhulmar ee HM.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiir bayle ayaa ka hadlay Xaalada dalka uu Marayo, Halka laga yimid iyo Sida ay ugu suuro gashay inay bixiyaan Mushahaarka Shaqaalaha iyo Sida meesha looga saaray dadkii been Abuurka dhaqaalaha badan ku qaadan jiray. “Laba Sano iyo dheeraad ayaan joognaa, ma Jirto Qof nagu leh Mushahaar/Xaquuq”.

Wuxuu sheegay inay ka go’antahay inay Dawladda Soomaaliya isku Filnaanato, Islamarkaana la dhiso kaabayaashii Dhaqaalaha.

SOMALI NEWS

To Top