WARARKA SOOMAALI

Waraysi:-Nooca doorasho ee ka dhacaysa Soomaaliya & qorshaha laga damacsan yahay Soomaliland.

Muqdisho (HM)-Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Soomaaliya Marwadda lagu magacaabo Xaliimo Yarey oo waraysi dheer siisay Barnaamijka caanka ah ee ka baxa Warbaahinta Horufadhi Media TV ayaa waxaa ay ka hadashay xaalada dalka Soomaaliya uu hada marayo, halka loo socdo iyo suurtagalnimada doorasho ka dhacda Soomaaliya 2021.

HALKAN  KA DAAWO WARAYSIGA

SOMALI NEWS

To Top