WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland oo 24-saac u qabatay inuu Hargeysa uga baxo Safiirka Jabuuti-Video

Hargeisa  ( HM ) Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo kamid ah Baarlamaanka maamulka aqoonsi raadiska ah ee Somaliland ayaa ka hadlay Hadalkii kasoo yeedhay Wakiilka  Jabuuti u fadhiya Hargeisa, Isagoo sheegay inay Wax ka qaban doonaan, wuxuuna codsaday inuu ka baxo Somaliland.

“Safiir ku sheega Jabuuti u fadhiya Hargeisa Hadalkii kasoo yeedhay,   ayaa naga yaabiyey Isagoo u Hanjabaya Faysal Cali Waraabe, Hadalkii Faysal waa Runtii  Jabuuti waa Cadowga Koobaad ee Somaliland, Hiil Walaal ayay Muqdisho ula baxeen “.

HALKAN KA DAAWO

Hadii Muuse Biixi uu Seedi-nimo u Qadarinayo Jabuuti iyo baasaboorka uu hayso,  Waxaan leeyahay Dawladda Somaliland waa in 24-Saacadood dalka looga saaro  Hargeisa, Hadii kale shaqo ayaa laga qabanayaa “

“Jabuuti waxaa ku filan 200 oo Qof,  waxba iskama celin karaan waa magaalo yar,  Faransiiskuna wuu ka baxayaa,    Hadii  adaxwayne Muuse bixii Wax ka qaban waayo wuxuu Noqonayaa Nin Xididnimo iyo Baasaboorka Jabuuti ilaashayana”. Ayuu yidhi Xildhibaan Nac-nac.

 

SOMALI NEWS

To Top