Muqdisho ( HM ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka u ambabaxay dalka Ruushka, halkaasoo uga qeyb galay Shir Madaxeedka Afrika...
Muqdisho (HM)-Meydka Taliyihii Ururka Gorgor ee ka tirsan Kumaandooska Ciidanka xoogga dalka ayaa habeenkii 3aad baryay, iyadoo aan la aasin, kaddib markii...
Kismaayo (HM)-Maamul gobolleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno ku aadan kooxihii ka danbeeyay dil xalay magaalada Kismaayo loogu geystay Nabadoon...
Muqdisho (HM)-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay Doon ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku degtay xeebta...
Kismaayo (HM) – Dabley hubaysan ayaa goor dhaw ku dishay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose mid ka mid ahaa Salaadiinta reer Jubbaland....
Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay haweenka gobolka Bari ee maamulkaasi Puntland. Kulanka waxaa Madaxweynaha...
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa twitterka waxa uu ku soo gudbiyay su’aalo la...
Muqdisho ( HM ) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa hanjabaad culus hawada u mariyay dagaalyahanada Kurdiyiinta ee ku sugan Waqooyiga Siiriya,...
Muqdisho (HM) – Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo hadda ku sugan Jabuuti ayaa halkaas ka wada xalinta khilaaf soo kala dhex...
Addis (HM)-Buug uu qoray ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa Sabtidii 19-ka October 2019, waxaa lagu soo bandhigay in ka badan...